Ciidamo Itoobiyaan ah oo laga yaabo hal arin darteyd in ay u tagaan Dhuusomareeb

Kooxda Ahlu Sunna ee maamusha magaalada Dhuusomareeb ayaa wali ka biyo diidan in magaaladaasi la geeyo ciidamo ka socda dowlada federaalka Soomaaliya oo loogu tala galay in ay si buuxda ula wareegaan amaanka magaaladaasi. Hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud ayaa la sheegay in wali diidan yahay rabitaanka Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo ku aadan in … Continue reading Ciidamo Itoobiyaan ah oo laga yaabo hal arin darteyd in ay u tagaan Dhuusomareeb